Markos 15:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Pilato wa warsadey hadana: Sow hadal ma jawabeysid? Firi sidey ad kuguashtakeynayin. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markaas ayaa mar labaad Bilaatos Ciise weydiiyay oo ku yiri, “Ma ka jawaabeysid miyaa? Ma u jeedid miyaa waxyaalahan lagugu dacweeyay oo dhan.” Se kapitlet |