Markos 14:61 - Kitaabka Quduuska Ah61 Isaguse waa iska aamusay oo waxba uma jawaabin. Mar kale wadaadkii sare ayaa weyddiiyey oo ku yidhi, Miyaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Kan la ammaano? Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH61 Isaguse waa iska aamusay oo waxba uma jawaabin. Mar kale wadaadkii sare ayaa weyddiiyey oo ku yidhi, Miyaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Kan la ammaano? Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)61 Wu amusey mana jawabin. Wadadki weyna wu uwarsadey hadana, wahu kuyiri: Ma adiga Kristo ah, Wilki ki lodue̱yey? Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub61 Laakiin Ciise wuu aamusay oo uma jawaabin. Kadib wadaadkii sare ayaa weydiiyay, “Ma waxaad tahay Masiixa? Wiilka kan barakeysan?” Se kapitlet |