Markos 14:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey? Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey? Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Kuwi kujiren ghar kodha waẖay ka ḋirfen ghalbi godha oy ḋehen: Maẖu kunoghdey beytimal kan marẖamka? Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Arintan aad ayey martidii halkaas joogtay uga xanaajisay oo waxey dhexdooda isku yiraahdeen, “Maxaa cadarkan loo khasaariyay? Se kapitlet |