Markos 11:28 - Kitaabka Quduuska Ah28 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Yaa amarkan ku siiyey inaad waxan ku samayso? Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH28 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Yaa amarkan ku siiyey inaad waxan ku samayso? Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Amar kee bad kusubisa waẖ ẖan, yana kusiyey amar kan ad kusubiso waẖ ẖan. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 Markaas ayey weydiiyeen “Awoodee ayaad waxyaalahan ku sameysaa? Yaana ku siiyay awoodan?” Se kapitlet |