Markos 10:26 - Kitaabka Quduuska Ah26 Aad bay u yaabeen, waxayna isku lahaayeen, Haddaba yaa badbaadi kara? Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH26 Aad bay u yaabeen, waxayna isku lahaayeen, Haddaba yaa badbaadi kara? Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Ayakana waẖay kuneẖen ghiyas laan, waẖay iskulahadlen: Ya fakan kara hade? Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub26 Haddaba xertii Ciise aad ayey uga sii yaabeen hadaladaan, oo waxey is weydiiyeen, “Haddaba yaa badbaadi kara?” Se kapitlet |