Online Bibel

- Annoncer -

Markos 1:6 - Kitaabka Quduuska Ah

6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Yohana waẖu guntana maryahi ḋogor gel, sun meged ah yu moẖog gisa kughabey, waẖu u̱nayey ayaẖ iyo malab dured.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Yooxanaa wuxuu xiran jiray dhar dhogorta geela laga sameeyay, suun maqaar laga sameeyeyna dhexda ayuu ku xiran jiray, oo cuntadiisuna waxey ahayd anyax iyo malab duureed.

Se kapitlet Kopi

Markos 1:6

Følg os:

Annoncer

Annoncer