Luukos 5:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Simoon baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, xalay oo dhan ayaannu hawshoonnay, waxbana ma aannu qaban, laakiin hadalkaaga dartii shabagyada waan dejinayaa. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH5 Simoon baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, xalay oo dhan ayaannu hawshoonnay, waxbana ma aannu qaban, laakiin hadalkaaga dartii shabagyada waan dejinayaa. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Simoon ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Sayidow, xaley oo dhan ayaan shaqeyneynay waxna maanan qaban. Laakiin haddaad saas dhahday shabaagyada biyaha ayaan ku tuurayaa.” Se kapitlet |