Luukos 2:10 - Kitaabka Quduuska Ah10 Markaasaa malaa'igtii ku tidhi, Ha baqina, waayo, ogaada, waxaan idiin keenay war wanaagsan oo leh farxad weyn oo u ahaan dadka oo dhan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH10 Markaasaa malaa'igtii ku tidhi, Ha baqina, waayo, ogaada, waxaan idiin keenay war wanaagsan oo leh farxad weyn oo u ahaan dadka oo dhan. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markaas ayaa malagii ku yiri, “Ha cabsanina, waayo waxaan idiin keenay war wanaagsan oo qof walba farxad badan u keeni doona. Se kapitlet |