Online Bibel

- Annoncer -

Markos 9:39 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

39 Yesu waẖu yiri: Ha udidina, sababti majiro ghof kusubinaya inshara maga e̱yga, omarna ẖuman igushegi kara.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 Laakiin Ciise baa yidhi, Ha u diidina, waayo, ninna ma jiro oo yaab xoog leh magacayga ku sameeyaa oo dhaqso hadal xun iga odhan karaa.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Laakiin Ciise wuxuu ku yiri xertii, “Ha u diidina. Waayo ma jiro qof magacayga mucjiso ku sameeya oo haddana wax xun iga sheega,

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

39 Laakiin Ciise baa yidhi, Ha u diidina, waayo, ninna ma jiro oo yaab xoog leh magacayga ku sameeyaa oo dhaqso hadal xun iga odhan karaa.

Se kapitlet Kopi

Markos 9:39

Følg os:

Annoncer

Annoncer