Online Bibel

- Annoncer -




Markos 9:37 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Ghof hadu kuaghbalo a̱nugo sidan maga e̱yga daradisa, anigu iaghbaley, ghofna hadu iaghbalo aniga, aniga imaaghbalin, ilowse ki isodirey.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 “Qof walboo cunuggaan magacayga ku soo dhaweeya aniga ayuu isoo dhaweeyay, qofkii isoo dhaweeyana wuxuu soo dhaweeyay kan isoo diray.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

37 Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray.

Se kapitlet Kopi




Markos 9:37

Følg os:

Annoncer


Annoncer