Markos 9:33 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Waẖay garen Kapernaum; kolku kujirey aghalka, wa uwarsadey: Maẖad kumurmeysen jidka? Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasuu yimid Kafarna'um, oo intuu gurigii joogay ayuu weyddiiyey, Maxaad ka wada hadlayseen intaad jidka ku soo socoteen? Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub33 Waxeyna yimaadeen Kafarna’um. Markey guriga soo galeen ayuu iyaga weydiiyay, “Maxaad ka hadleyseen markaan jidka soo soconay?” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah33 Markaasuu yimid Kafarna'um, oo intuu gurigii joogay ayuu weyddiiyey, Maxaad ka wada hadlayseen intaad jidka ku soo socoteen? Se kapitlet |