Online Bibel

- Annoncer -

Markos 9:26 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

26 Wu ghayliyey ad bu uḋifḋiftey, oskabeẖey, wilkina waẖu noghdey sidi meyd, tan iyo badi waẖay ḋehen:

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Ruuxii wasakhda lahaa intuu qayliyay oo wiilkii aad u ruxay ayuu ka baxay. Wiilkii wuxuu u ekaaday mayd oo kale, oo qof walbana wuxuu dhahayay, “Wuu dhintay.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.

Se kapitlet Kopi

Markos 9:26

Følg os:

Annoncer

Annoncer