Online Bibel

- Annoncer -




Markos 9:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

17 Makhlugha midkodha wa ujawabey, waẖu yiri: Maa̱lin, waẖan kukeney wil keyga oghaba jini a̱rabla; marku ghabtaba, wu ḋifḋifta,

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Markaasaa dadkii badnaa midkood wuxuu ugu jawaabay, Macallimow, waxaan kuu keenay wiilkayga jinni carrab la' qaba.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Markaas ayaa nin dadkii badnaa ku jiray ku jawaabay, “Macalinow, waxaan kuu keenay wiilkeyga oo ruuxyo wasakh leh qaba, mana hadli karo.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

17 Markaasaa dadkii badnaa midkood wuxuu ugu jawaabay, Macallimow, waxaan kuu keenay wiilkayga jinni carrab la' qaba.

Se kapitlet Kopi




Markos 9:17

Følg os:

Annoncer


Annoncer