Online Bibel

- Annoncer -




Markos 8:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Way ujawaben asaẖab tisa: Intebu kakaraya ghof inu kaḋerjio kuwan kibsa gelgesha tan?

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Kolkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan?

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Xertii ayaa ugu jawaabeen, “Meeshan cidlada ah xaggeen ka keennaa cunto iyaga ku filan.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

4 Kolkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan?

Se kapitlet Kopi




Markos 8:4

Følg os:

Annoncer


Annoncer