Online Bibel

- Annoncer -




Markos 8:22 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

22 Waẖu garey Betsayda. Waẖay ukenen nin inḋala, way baryen ha tabte.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Markaasay yimaadeen Beytsayda. Oo waxay u keeneen nin indha la' oo ay ka baryeen inuu taabto.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Kadib Ciise iyo xertiisi waxey yimaadeen Beytsayda. Markaas ayaa dad Ciise u keeneen nin indhoole ah oo waxey ka baryeen inuu bogsiiyo.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

22 Markaasay yimaadeen Beytsayda. Oo waxay u keeneen nin indha la' oo ay ka baryeen inuu taabto.

Se kapitlet Kopi




Markos 8:22

Følg os:

Annoncer


Annoncer