Online Bibel

- Annoncer -

Markos 8:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Kolkan jebjebshey shanti kibsod, onsiyey shanti kun, megha dembila ba kabuẖsamen jabjabki ad ghaden? Waẖay kuḋehen: Laba iyo toban.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Markaan shantii kibis u kala googooyay shanta kun oo qof meeqa dambiil oo jajab ka buuxo ayaad ururiseen?” Waxey ku jawaabeen, “Laba iyo toban.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban.

Se kapitlet Kopi

Markos 8:19

Følg os:

Annoncer

Annoncer