Markos 7:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Waẖu kuyiri: Sababti hadal kan tag, jiniga wakabaẖey geber tadha. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH29 Kolkaasuu iyada ku yidhi, Hadalkaas aawadiis tag; jinnigii ayaa gabadhaada ka baxay. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 Kadibna Ciise wuxuu iyada ku yiri, “Jawaabtaad i siisay darteed ruuxyadii wasakhda lahaa gabadha wey ka baxeen ee tag.” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah29 Kolkaasuu iyada ku yidhi, Hadalkaas aawadiis tag; jinnigii ayaa gabadhaada ka baxay. Se kapitlet |