Online Bibel

- Annoncer -

Markos 7:28 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

28 Eyadana way jawabtey, waẖay kutiri: Haa, Siydiy, eïdana miska hostisa yey kau̱nan hambadi ilmaha.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Laakiin way u jawaabtay oo ku tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyaha miiska hoostiisa ku jiraa waxay cunaan jajabka carruurta ka dhaca.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 Markaas ayey haweeneydii ku jawaabtay, “Rabbiyow, xitaa eeyuhu miiska caruurta ku cunteynayaan hoos fadhiyaanba waxey cunaan jajabka caruurta ka dhacay.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

28 Laakiin way u jawaabtay oo ku tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyaha miiska hoostiisa ku jiraa waxay cunaan jajabka carruurta ka dhaca.

Se kapitlet Kopi

Markos 7:28

Følg os:

Annoncer

Annoncer