Online Bibel

- Annoncer -




Markos 7:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Hadana waẖu uyerey makhlugha, waẖu kuyiri: I maghla kuli gina ogarta.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Markaasuu dadkii badnaa haddana u yeedhay oo ku yidhi, I maqla kulligiin oo garta.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Markaas ayaa Ciise haddana dadkii badnaa iskugu yeeray oo ku yiri, “Bal kuligiin i dhageysta oo arintan fahma.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

14 Markaasuu dadkii badnaa haddana u yeedhay oo ku yidhi, I maqla kulligiin oo garta.

Se kapitlet Kopi




Markos 7:14

Følg os:

Annoncer


Annoncer