Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:6 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Waẖu kuyabey iman laan todha. Waẖu kagawaregsadey buloyinka barbar walba, osbarayey.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Wuuna ka yaabay rumaysadla'aantooda aawadeed. Kolkaasuu tuulooyinka ku wareegay isagoo wax baraya.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Ciise wuxuu la yaabay iimaan la’aantooda. Ciise wuxuu ku wareegayay tuulooyinka isaga oo wax baraya.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

6 Wuuna ka yaabay rumaysadla'aantooda aawadeed. Kolkaasuu tuulooyinka ku wareegay isagoo wax baraya.

Se kapitlet Kopi




Markos 6:6

Følg os:

Annoncer


Annoncer