Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:53 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

53 Kolkey gudben, waẖay garen dalki Genesaret, barosinkey ḋigten ẖebta.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

53 Ciise iyo xertiisi markey u gudbeen dhinaca kale, waxey yimaadeen dhulka Gennesared oo doontiina biyaha qarkeeda ayey ku xirteen.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen.

Se kapitlet Kopi




Markos 6:53

Følg os:

Annoncer


Annoncer