Online Bibel

- Annoncer -

Markos 6:47 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

47 Kolkey eheyd makhrib, donida waẖay jogtey bada kalabarkedha, asaga keligisa ba jogey ḋulka.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

47 Habeenkaas waqtiga dambe doontu waxey ku sugnayd warta bartankeeda, oo isaguna kaligiis ayuu joogay dhulka.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay.

Se kapitlet Kopi

Markos 6:47

Følg os:

Annoncer

Annoncer