Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:16 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

16 Gortu maghley Herode, waẖu yiri: Yohana on madaẖa kagoyey, asaga wa kasonoladey meydadka.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Laakiin Herodos goortuu maqlay wuxuu yidhi, Kanu waa Yooxanaa, kii aan madaxa ka gooyay. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Laakiin Herodos goortii uu arintan maqlay ayuu yiri, “Yooxanaa kii aan madaxa ka gooyay ayaa dhimashada kasoo sarakacay!”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

16 Laakiin Herodos goortuu maqlay wuxuu yidhi, Kanu waa Yooxanaa, kii aan madaxa ka gooyay. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay.

Se kapitlet Kopi




Markos 6:16

Følg os:

Annoncer


Annoncer