Markos 5:38 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Waẖay garen aghalki ninki uweyna sunaguga, Waẖu arkey yon iyo dad oynayen, waẖay subinayen ohin badan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH38 Kolkaasuu yimid gurigii taliyaha sunagogga, oo wuxuu arkay buuqa iyo kuwa ooyaya oo aad u barooranaya. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markey yimaadeen gurigii Yayros kan sunagogga hogaamiya ayaa waxey arkeen dadkii oo ooynaya oo aad u barooranaya. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah38 Kolkaasuu yimid gurigii taliyaha sunagogga, oo wuxuu arkay buuqa iyo kuwa ooyaya oo aad u barooranaya. Se kapitlet |