Markos 5:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Kuwi dajinayena donfarada way a̱raren, waẖay garsiyen warkas beledka iyo beraha; way sobaẖen, ha arkane waẖi jirey. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa kuwii daajin jiray carareen, oo dadkii magaalada iyo beerahaba ayay u warrameen. Kolkaasaa dadkii u soo baxay inay arkaan wixii dhacay. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Kuwii doofaarrada daajinayay ayaa u cararay magaalada iyo agagaarkeeda oo arintii dadka u sheegay, dadkiina wey yimaadeen si ey u arkaan waxyaalihii dhacay. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa kuwii daajin jiray carareen, oo dadkii magaalada iyo beerahaba ayay u warrameen. Kolkaasaa dadkii u soo baxay inay arkaan wixii dhacay. Se kapitlet |