Markos 4:36 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub36 Dadkii badnaa ayey ka tageen oo waxey galeen doontii uu Ciise ku jiray oo dhinaca kale ayey tageen, dooma kale ayaana la jiray. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen. Se kapitlet |