Online Bibel

- Annoncer -




Markos 4:32 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 ilowse kolki laaburo, way weynata, way kadarnata khodarta oḋan, waẖay biẖisa lama waweyn, tan iyo shimbirahi nea̱wda way kusodegi karan hos kodha hos tisa.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Laakiin goortii la beero way baxdaa oo ka weynaataa dhalatada oo dhan, oo ay laamo waaweyn bixisaa si ay shimbirraha cirku hooskeeda ugu degaan.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Laakiin haddii uu nin beertiisa ku beero wey baxdaa oo waxeyna noqotaa geed weyn shimbirraha hawadana laamihiisa ayey buulal ka dhistaan.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin goortii la beero way baxdaa oo ka weynaataa dhalatada oo dhan, oo ay laamo waaweyn bixisaa si ay shimbirraha cirku hooskeeda ugu degaan.

Se kapitlet Kopi




Markos 4:32

Følg os:

Annoncer


Annoncer