Online Bibel

- Annoncer -




Markos 3:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 iyo Jerusalem iyo Idumaya iyo Yordan gedigisa iyo barbarki Turo iyo Sidon, makhlugh badan, kolkey maghlan waẖa weyn ossubiyey, way uimaden.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 iyo Yeruusaalem, iyo Idumiya, iyo Webi Urdun shishadiisa, iyo kuwa ag joogay Turos iyo Siidoon; dad tiro badan goortii ay maqleen waxa weyn ee uu samaynayay ayay u yimaadeen.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Markey maqleen waxyaalihii uu sameynayay oo dhan ayey ka kala yimaadeen Yuhuudiya, Yeruusaalem, Idumiya, kuwa kalana waxey ka yimaadeen meelahaas Urdun iyo gobolada Turos iyo Siidoon.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

8 iyo Yeruusaalem, iyo Idumiya, iyo Webi Urdun shishadiisa, iyo kuwa ag joogay Turos iyo Siidoon; dad tiro badan goortii ay maqleen waxa weyn ee uu samaynayay ayay u yimaadeen.

Se kapitlet Kopi




Markos 3:8

Følg os:

Annoncer


Annoncer