Online Bibel

- Annoncer -




Markos 2:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Ayakana gortey kusoḋowan wayen makhlugha daradisa, sarta guba dedha bey duleliyen meshu jogey, kolkey duleliyen, waẖay kasodejiyen sarirtu kujifey ki u̱ryanka aha.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markey waayeen meel ey Ciise u maraan waayo dadkii ayaa meesha buuxay, waxey fuuleen saqafka guriga oo derintiisi ayey ku soo dejiyeen dadkii badnaa dhexdooda illaa ey ka dhigeen Ciise hortiisa.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

4 Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay.

Se kapitlet Kopi




Markos 2:4

Følg os:

Annoncer


Annoncer