Online Bibel

- Annoncer -




Markos 15:40 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

40 Waẖana jogen naga mel fog kafirinayen, naga has ḋaẖdodha waẖa kujirtey Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub kiyara iyo Yose, iyo Salome;

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 Waxaana joogay dumar meel fog ka eegayay, oo waxaa ku dhex jirtay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub Yare iyo Yoosee hooyadood, iyo Saloome,

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 Dumar ayaa meel xoogaa u jirtay ka fiirsanayay waxaana ka mid ahaa Maryantii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub yare iyo Yuusuf iyo Saloome hooyadood.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

40 Waxaana joogay dumar meel fog ka eegayay, oo waxaa ku dhex jirtay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub Yare iyo Yoosee hooyadood, iyo Saloome,

Se kapitlet Kopi




Markos 15:40

Følg os:

Annoncer


Annoncer