Online Bibel

- Annoncer -




Markos 15:34 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 Eloi Eloi lama sabakthani? Ma̱na hedha, Ilahayow, Ilahayow, maẖad iḋaftey.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Saacaddii sagaalaad Ciise ayaa cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Eloy, Eloy, lama sabakhtani? Taasoo micneheedu yahay, Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay?

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Markii sagaal saac oo galabnimo la joogay ayaa Ciise cod dheer ku yiri, “Eloy, Eloy, lama sabakhtani?” (Taas oo macnaheedu yahay, “Illaaheyow, Illaaheyow, maxaad ii deyrisay?”)

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

34 Saacaddii sagaalaad Ciise ayaa cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Eloy, Eloy, lama sabakhtani? taasoo micneheedu yahay, Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay?

Se kapitlet Kopi




Markos 15:34

Følg os:

Annoncer


Annoncer