Online Bibel

- Annoncer -

Markos 15:32 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Kristo, suldanki Israel ha kasodego hada stalabta, an aragne, on amine. Iyo kuwi stalabta lugulaghodbeyna way a̱yen.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Masiixa oo ah Boqorka Israa'iil haddeer iskutallaabta ha ka soo dego si aannu u aragno oo u rumaysanno. Kuwii iskutallaabaha lagula qodbayna ayaa caayay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Haddaba hadduu yahay Masiixa, boqorka Israa’iil, ha kasoo dego iskutallaabta markaan aragnana waan aamineynaa.” Kuwii iskutallaabta kula qodbanaa ayaa sidoo kale waxyaalo xun ku yiri Ciise.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

32 Masiixa oo ah Boqorka Israa'iil haddeer iskutallaabta ha ka soo dego si aannu u aragno oo u rumaysanno. Kuwii iskutallaabaha lagula qodbayna ayaa caayay.

Se kapitlet Kopi

Markos 15:32

Følg os:

Annoncer

Annoncer