Markos 15:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Pilato waẖu kuyiri: H̱uman sidee busubiyey hade? Ad bey ogadaren iney kughayliyan: Stalabta kughodob! Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa Bilaatos ku yidhi, Waa maxay sharkuu falay? Laakiin aad bay u sii qayliyeen oo yidhaahdeen, Iskutallaabta ku qodob. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Bilaatos ayaa weydiiyay, “Sabab, waa maxey dembiga uu galay?” Laakiin waxey aad ugu sii qayliyeen, “Ha la qodbo!” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa Bilaatos ku yidhi, Waa maxay sharkuu falay? Laakiin aad bay u sii qayliyeen oo yidhaahdeen, Iskutallaabta ku qodob. Se kapitlet |