Online Bibel

- Annoncer -




Markos 14:69 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

69 Adontina way aragtey hadana, waẖay bilawdey iney ushegto kuwi jogen: Kan wa midkodha.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

69 Gabadhii baa aragtay oo bilowday haddana inay kuwii ag taagnaa ku tidhaahdo, Kanu waa midkood.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

69 Gabadhii adeegaha ahayd markey haddana Butros aragtay ayey ku tiri, “Ninkan wuxuu ka mid yahay xerta Ciise.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

69 Gabadhii baa aragtay oo bilowday haddana inay kuwii ag taagnaa ku tidhaahdo, Kanu waa midkood.

Se kapitlet Kopi




Markos 14:69

Følg os:

Annoncer


Annoncer