Online Bibel

- Annoncer -

Markos 14:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Sababti waẖa lugugadi kari laha sedaẖ boghol odinar ah kabadan, olasin laha masakinta, ad bey uguganunue̱n eyada.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Waayo, cadarkan waxaa lagu iibin kari lahaa wax saddex boqol oo dinaar ka badan oo masaakiinta la siin lahaa, wayna ku gunuunaceen iyadii.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Cadarkaas waxaan ku iibin lahayn saddex boqol oo diinaar lacagtana masaakiinta ayaan siin lahayn.” Waxeyna bilaabeen iney aad ugu qayliyaan naagtii.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

5 Waayo, cadarkan waxaa lagu iibin kari lahaa wax saddex boqol oo dinaar ka badan oo masaakiinta la siin lahaa, wayna ku gunuunaceen iyadii.

Se kapitlet Kopi

Markos 14:5

Følg os:

Annoncer

Annoncer