Online Bibel

- Annoncer -

Markos 14:36 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

36 Waẖu ḋehey: Abow, kuli wad karta adiga igaduw fijan kan, ilowse yeyan noghonin sidan rabo aniga, ilowse sidad rabto adiga.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Wuxuuna yidhi, Aabbow, Aabbe, wax walbaba waad karaysaa. Koobkan iga qaad, laakiin yaanay noqon waxaan doonayo, ee waxaad doonaysid ha noqoto.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Wuxuuna yiri, “Aabow, wax walba waad awoodaa, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin doonisteyda maahane doonistaada ha ahaato.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

36 Wuxuuna yidhi, Aabbow, Aabbe, wax walbaba waad karaysaa. Koobkan iga qaad, laakiin yaanay noqon waxaan doonayo, ee waxaad doonaysid ha noqoto.

Se kapitlet Kopi

Markos 14:36

Følg os:

Annoncer

Annoncer