Markos 14:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Petro waẖu kuyiri: Hadey kuli godha kuneba̱dan, anigase maaha. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH29 Laakiin Butros ayaa ku yidhi, In kastoo kulligood kaa xumaadaan, aniguse kaa xumaan maayo. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 Markaas ayaa Butros yiri, “Xitaa haddii iyagoo dhan kaa tagaan anigu ma kaa tagi doono.” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah29 Laakiin Butros ayaa ku yidhi, In kastoo kulligood kaa xumaadaan, aniguse kaa xumaan maayo. Se kapitlet |