Markos 14:26 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Kolkey hesen, way beẖen, oyukae̱n burti Seytuni. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH26 Goortay gabay ammaan ah ku gabyeen waxay u baxeen Buur Saytuun. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub26 Markey hees ammaan ah qaadeen kadib ayey aadeen Buur Saytuun. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah26 Goortay gabay ammaan ah ku gabyeen waxay u baxeen Buur Saytuun. Se kapitlet |