Markos 14:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Waẖay ḋehen: Maaha beryahi ida, yeyan kunoghonin ghasiyad dadka ḋaẖdodha. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH2 Waayo, waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon wakhtiga iidda si aan rabshad dadka uga dhex kicin. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waxey yiraahdeen, “Waa in aanan qaban waqtiga dabaaldegga lagu guda jiro waayo dadka ayaa rabshad kicin doona.” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah2 Waayo, waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon wakhtiga iidda si aan rabshad dadka uga dhex kicin. Se kapitlet |