Markos 13:32 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)32 Ilowse khabarki beri gas iyo saa̱ das ma jiro ghof yaghan malaigyalka i̱rka jirana ha ahate ama Wilkana, Abaha mahee. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH32 Laakiin maalintaas iyo saacaddaas ninna waxba kama oga, malaa'igaha jannada ku jira iyo Wiilka toona, midna ma oga, Aabbaha keliya maahee. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub32 “Laakiin maalinta iyo waqtiga qiyaamaha qofna ma garanayo, xitaa malaa’igta jannada iyo Wiilku ma garanayaan, laakiin Aabaha oo kaliya ayaa garanaya. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah32 Laakiin maalintaas iyo saacaddaas ninna waxba kama oga, malaa'igaha jannada ku jira iyo Wiilka toona, midna ma oga, Aabbaha keliya maahee. Se kapitlet |