Online Bibel

- Annoncer -




Markos 13:28 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

28 Gedki tini kubarta mahmah; lan tisa kolkey u̱rdun tahay, a̱lenta ay sobaẖdey, sa wad kaseysin wakhtigi robka inu soḋowyahay,

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 “Haddaba casharkan ka barta geedka berdaha ah. Haddii ey laamihiisu curdan noqdaan oo uu caleemo bixiyo, waxaad ogaataan in roobku dhowyahay.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay.

Se kapitlet Kopi




Markos 13:28

Følg os:

Annoncer


Annoncer