Markos 13:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Wa hog godha kuwi ur leh onujiyan berya has! Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH17 Laakiin waa u hoog kuwa uurka leh iyo kuwa wakhtigaas ilmo nuujinaya. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Waqti dhib badan ayey u ahaan doontaa haweenka uurka leh iyo kuwa nuujinaya! Se kapitletKitaabka Quduuska Ah17 Laakiin waa u hoog kuwa uurka leh iyo kuwa wakhtigaas ilmo nuujinaya. Se kapitlet |