Markos 12:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Hadana waẖu udirey adon kale. Kas waẖay kagadakhren ḋagaẖ madaẖa, waẖay kudiren e̱b. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH4 Haddana addoon kale ayuu u soo diray. Kaasay dakhreen oo ceebeeyeen. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kadib wuxuu u diray shaqaale kale, laakiin isagiina wey garaaceen oo madaxa ayey ku dhufteen markey aflagaadeeyeen kadibna wey direen isaga oo aan waxba wadin. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah4 Haddana addoon kale ayuu u soo diray. Kaasay dakhreen oo ceebeeyeen. Se kapitlet |