Online Bibel

- Annoncer -




Markos 11:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Anigana waẖan idinwarsanaya hadalko; ijawaba, kaba̱di wan idinshegi amar sidee ban kusubiya waẖ ẖan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Aniguna hal baan idin weyddiinayaa, ii jawaaba, waanan idiin sheegi doonaa amarka aan waxan ku sameeyo.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Hal su’aal ayaan idin weydiinayaa. Ii jawaaba, kadibna waan idiin sheegi doonaa awoodda aan waxyaalahan ku sameeyo.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

29 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Aniguna hal baan idin weyddiinayaa, ii jawaaba, waanan idiin sheegi doonaa amarka aan waxan ku sameeyo.

Se kapitlet Kopi




Markos 11:29

Følg os:

Annoncer


Annoncer