Markos 11:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Tan iyo manta iyo weliga ghofna yusan kau̱nin mira. Asaẖab tisa way maghlen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH14 Ciise baa u jawaabay oo geedkii ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa ninna yuu midho kaa cunin. Xertiisiina waa maqashay. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Kadibna Ciise wuxuu geedkii ku yiri, “Haddaba qofna mirro ma kaa cuni doono weligaa.” Xertiisina wey maqleen wuxuu yiri. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah14 Ciise baa u jawaabay oo geedkii ku yidhi, Hadda dabadeed weligaa ninna yuu midho kaa cunin. Xertiisiina waa maqashay. Se kapitlet |