Online Bibel

- Annoncer -




Markos 10:40 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

40 Ilowse faḋigi midig teyda iyo bidaẖ deyda amar kumalihi inan idinsiyo, ilowse waẖa lasin kuwi loḋigey tayar.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 laakiin inaad midigtayda ama bidixdayda fariisataan anigu ma idiin ogolaan karo. Boosaskaas waxaa leh kuwii loo diyaariyay.”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey.

Se kapitlet Kopi




Markos 10:40

Følg os:

Annoncer


Annoncer