Online Bibel

- Annoncer -




Markos 10:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Wad taghan amaryada: Ha dilin, ha ma̱siyeysanin, ha ẖadin, ben ha kamaragkii̱n, ha sirin, ẖishmey abaha iyo habarta.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waad garaneysaa amarrada, ‘Waa in aadan qof dilin, waa in aadan sineysan, waa in aadan wax xadin, waa in aadan marqaati been ah furin, waa in aadan qofna khiyaanin, xushmee hooyadaa iyo aabahaa.’ ”

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.

Se kapitlet Kopi




Markos 10:19

Følg os:

Annoncer


Annoncer