Markos 1:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Yesu waẖu kuyiri: Kaleya, iraa̱, anigana waẖan idinkaḋigaya dad jilaboyin. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ciise wuxuu ku yidhi, I soo raaca. Waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Ciise ayaa ku yiri, “Kaalaya oo isoo raaca, waxaan idin ka dhigi doonaa kuwa dadka jillaabta.” Se kapitletKitaabka Quduuska Ah17 Ciise wuxuu ku yidhi, I soo raaca. Waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta. Se kapitlet |