Yuudas 1:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Isla sidaas ayaa xoogga riyooyinkooda dadkan aan cibaadada lahayn jirkooda u nijaaseeyaan, wey diidaan maamul oo malaa’igta ayey caayaan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH8 Weliba kuwan riyooda sidaas oo kalay jidhkooda u nijaaseeyaan, sayidnimadana u nacaan, oo kuwa derejada leh u caayaan. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah8 Weliba kuwan riyooda sidaas oo kalay jidhkooda u nijaaseeyaan, sayidnimadana u nacaan, oo kuwa derejada leh u caayaan. Se kapitlet |