Tiitos 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 wuu na badbaadiyay, mana aha waxyaalaha xaqa ah aan sameynay darteed, laakiin waa naxariistiisa darteed. Wuxuu naga dhaqay dembiyadeena, oo wuxuu na siiyay dhalasho iyo nolol cusub isaga oo u maraya Ruuxa Quduuska ah. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH5 ayuu ina badbaadiyey. Inaguma uu badbaadin shuqullada xaqnimada oo aynu samaynay, laakiinse naxariistiisa aawadeed wuxuu inagu badbaadiyey nadiifinta dhalashadii labaad iyo cusboonaysiinta Ruuxa Quduuska ah, Se kapitletKitaabka Quduuska Ah5 ayuu ina badbaadiyey. Inaguma uu badbaadin shuqullada xaqnimada oo aynu samaynay, laakiinse naxariistiisa aawadeed wuxuu inagu badbaadiyey nadiifinta dhalashadii labaad iyo cusboonaysiinta Ruuxa Quduuska ah, Se kapitlet |